Qor waxqabadkaaga si lacag loogu furo madadaalada dhalinyarada deegaanka.

[English] [Español] [Français] [Soomaali]

Xagaagan bulshadeenu waxay ubaahantahay madadaalo inbadan.
Morgan strong waxay ka go’an inay ku xirto beesheena madadaalo aamin ah.

Waxaan kula tartameynaa Deganeyaasha Morgan County inay galaan 1,000,000 daqiiqo oo dhaqdhaqaaq jireed ah inta ka horaysa Ogost 14, 2020. Haddii Morgan County gaaro hadafka #MorganMillion, Waxay furayaan $ 15,000 oo tabaruc ah oo loogu talagalay deeqaha waxbarasho ee madadaalada dhalinyarada

Qor daqiiqadahaaga hoosta, oo ka hadal iyada oo la adeegsanayo hashtag #MorganMillion internetka oo la geliyo sawirro toddobaadle ah oo loogu talagalay kaararka hadiyadda ee ganacsatada maxalliga ah.